goolasha.net

GOOLASHA.NET

www.goolasha.net waa Warsidaha dhinaca Ciyaaraha Ugu Horeeya guud ahaan geyiga Soomaalidu Degto, Waa Degel u darban soo tebin wararka ciyaaraha ee dunida.

www.goolasha.net waa degel lagu baahiyo warka ciyaaraha ka dhacaya dacalada Dunida.

www.goolasha.net  wuxuu u kuur galaa oo sugaa jiritaanka iyo xaqiiqda warka ciyaaraha ee uu hello ka hor inta aanu baahinin.

ku xidhnow webka www.goolasha.net .oo kala soco wararka ciyaaraha , si aad uga haqab beesho”

Comments are closed.